Maamulka Gobolka Gedo oo si adag uga hor yimid Qorshe maamulka Jubbaland wadaan

Maamul goboleedka Jubbaland uu hoggaamiyo Sheekh Axmed Madoobe ayaa dadaal badan ugu jira sidii mar kale gacanta maamulkooda loogu soo celin lahaa gobolka Gedo halkaasna looga saari lahaa ciidamo badan oo dowladda geesay. Labadii sanno ee ugu dambeeyay gobolka Gedo waxaa ka jiray maamul kasoo horjeeda Jubbaland oo si toos ah uga ammar qaadanayay Villa … Continue reading Maamulka Gobolka Gedo oo si adag uga hor yimid Qorshe maamulka Jubbaland wadaan